SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

TABABARE DESCHAMPS OO LOO KORDHIYEY…

TABABARE DIDIER DESCHAMPS.

(ISTANBUL)-Tababaraha xulka Qaranka kubadda cagta dalka Faransiiska Didier Deschamps ayaa waxa uu saxaiixay heshiis cusub uu ku sii hogaamin doono xulka Faransiiska ilaa sannadka 2026-ka,sidaas waxaa xaqiijiyey xiriirka kubadda cagta dalka Faransiiska maanta oo Sabti ah. Sagaalka bishii todobaad sannadki-2012-kii ayaa waxaa la magacaabay Noel Le Graet laakinse tababare Didier Deschamps oo hadda ah tababaraha xulka Faransiiska ayaa gaaray guulo gaar ah inta uu weday xulka Faransiiska waxa uuna ku guulaystay 89-kulan,28-kulan barbardhac iyo 22-kulan oo laga guulaystay ka dib markii uu xulka Faransiiska u saftay 139-kulan,goolasha uu dhaliyey xulka Faransiiska 279-gool waxaane laga dhaliyey 19-gool,sidaas waxaa lagu sheegay qoraal ka soo baxay xiriirka kubadda cagta dalka Faransiiska.

ISHA WARKA AA.

HALKAAN KA SII AKHRI.