TAARIIKHDA SHAQO EE RW HORE EE JAPAN.
SHINZO ABE.
(TOKYO)-Reysal wasaarihii hore ee dalkaasi Japan Shinzo Abe ayaa waxa uu ka dhashay qoys dhinaca siyaasadda caan ku ah gudaha dalkaasi Japan. Abe ayaa waxaa la toogtay maanta oo Jimca ah isagoo ku sugan gobol ku yaalo galbeedka dalkaasi Japan waxa uuna halkas Abe u tegay inuu ka sameeyo ololo doorasho,Abe ayaa ah Reysal Wasaarihii ugu waqti dheeraa ee soo mara dalkaasi Japan,hadaba waxaa taariikhda shaqo ee RW-Abe wax ka qoray wargaysyo fara badan waxaane idinkaaga soo xulay wixii eey ka qortay wakaaladda wararka (AP).
ISHA WARKA AP.