SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

SAFIIR MARAYKAN AH OO WAX KA QORAY..

Stephen M Schwartz waa safiirkii ugu horeeyey oo Maraykan ah tan iyo 1991-kii loo diro dalka soomaaliya,waxa uuna soomaaliya ku sugnaay inta u dhexeeysay 2016-2017-kii waxa uuna hawlgab noqday sannadkii 2017-kii. Safiirka hore ee Maraykanka ayaa waxa uu wax ka qoray ka bixitaanka ciidamadda Marayakanka ee soomaaliya sannadka 2021-ka waxa uuna safiirku ka digay in kooxda alshabaab heli doonto fursad eey ku kordhiyaan hawlgaladooda sidaas darteedna madaxweynha cusub ee dalka Maraykanka Biden inuu arrinkaas wax ka bedelo.XIGASHO FOREIGN POLICY.

HALKAAN KA AKHRISO.