SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

SWEDEN OO YEELATAY RAYSAL WASAARE DUMAR AH MUDDO KOOBAN.

(SDWEDEN):Dalka Sweden waxa uu markii ugu horeeysay maanta yeeshay Raysal wasaare Dumar ah lana yiraahdo Magdalena Andersson taaso saacada ka dib markii la magacaabay iska casishay xilkii raysal wasaaranimo.Xisbiga Dimoqaraadiga eey hogaamiso Andersson ayaa u doortay Andersson Raysal wasaare waxa eeyna heshay codkii baarlamaanka.Wax yar ka dib,markii baarlamaanka u codeeyey Andersson ineey noqoto Raysal wasaare ayuu xisbiga Cagaaran sheegay inuu isaga baxay xukuumadda eey isbahaysiga ku wada ahaayeen xisbiga Andersson hogamiso waxaane ka bixtaanka xisbiga Cagaaran u sabab ah miisaaniyadda uu soo gudbiyey xisbiga mucaaradka uuna ansixiyey baarlamaanka.ISHA AA.

HALKAAN KA SII AKHRI.