SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

SWEDEN OO SIISAY DHALASHADEEDA SUURIYIIN BADAN.

(SWEDEN):Dalka Sweden waxa uu dhalasho siiyey dad ka badan todob iyo labaatan kun(27,000)-qofood oo ah qaxooti ka soo jeedo dalka Suuriya sannadkii 2021-dii,waana dalka kaliyah ee ka mida Yurub ee soo dhaweeyo qaxooti iyo muhaajiriin.Sida lagu sheegay warbixin eey soo saartay hayadda socdaalka dalka Sweden sannadkii hore-2021-kii ayaa lagu cadeeyey tiradda eey dhan yihiin dadka la siiyey dhalashada dalkaas Sweden waane sideetan iyo shan kun(85,000)-qofood kana kala yimid dalalka Suuriya(27,340),Soomaaliya(4,067)-qofood,Eritereeya(3,471)-qofood.ISHA MEMO.

HALKAAN KA SII AKHRI.