SWEDEN OO AMARTAY IN LA SOO XIRO…
SAWIRKA NINKII GUBAY KITAABKA QURAANKA KARIIMKA AH”PALUDAN”.
(SWEDEN)-Ninka midigta fog ah una dhashay dalka Denmark ee haysta dhalashada dalka Sweden Rasmus Paludan,ninkaan ayaa gubay nuskho ka mida Kitaabka Quraanka Kariimka ah horaantii sannadkan-2023-ka ayaa la soo weriyey in la xiri doono isaga oo hadda ka maqan gudaha dalka Sweden. Xafiiska garsoorka Malmo ayaa soo saaray amar lagu soo xiraayo Paludan kaaso lagu tuhmaayo inuu galay “dembiyo kala gedisan” sidaas waxaa laga soo xigtay wargays ka soo baxa dalka Sweden oo la yiraahdo”AFTONBLADET'“.
ISHA WARKA AA.