SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

SUURIYA:SARKAAL SARE OO DAACISH AH OO…

DAGAALYAHAN DAACISH AH.

(WASHINGTON)-Xoogaga isbahaysiga uu hogaaminaayo Maraykanka kuna sugan dalkaasi Suuriya ayaa soo xiray sarlkaal sare oo ka tirsan ururka Daacish(ISIS) ee ka dagaalama Suuriya,sarlkaalka la qabtay ee Daacish ayaa lagu soo qabtay hawlgal eey sameeyeen ciidamadda isbahaysiga maanta oo kahmiis ah.”sarkaalka Daacish(ISIS) ee la soo qabtay ayaa ahaay ninka sameeyo bambooyinka isla markaasne sahla qaraxintooda waxa uuna sarlkaalkan ahaay midkii ugu sareeyey ee sameeynta Bambooyinka kuna sugan dalka Suuriya”sidaas waxaa sheegay sarlkaal ku hadlay afka isbahaysiga.

ISHA WARKA ANADOLU.

HALKAAN KA SII AKHRISO.