SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

SUURIYA DRONES LAGU WEERARAY CIIDMADA…

CIIDAMAD MUCAARADKA SUURIYA.

(BEIRUT)-Weerar loo adeegsaday diyaaradaha Drones-ka ayaa waxaa lagu qaaday xero eey degan yihiin ciidamadda Maraykanka halkaaso eey ku sugan yihiin ciidamadda Mucaaradka Suuriya ee ka soo horjeedo nidaamka Suuriya ka taliyo maanta oo Isniin ah,weerarka ayaan ciidamadda Maraykanka u gaysan wax dhibaato ah. Weerarka Drones-ka ayey ayaa waxa uu ka dhacay dhulka xuduudka ah una dhexeeyo dalalka Suuriya,Ciraaq iyo Urdun,goobta la soo weeraray ayaa lagu sheegay Al-Tanf.

ISHA WARKA AP.

HALKAAN KA SII AKHRI.