SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

SUDAN: DAB QABSADAY DHISMIHII SHIRKADA…

(SAWIRKA)-DHISMAHA UGU DHEER KHARTUM.

(SUDAN)-Weli waxaa si xoogan gudaha dalka Sudan uga socdo dagaalkii u dhexeeyey ciidamadda dawladda Sudan iyo Xoogaga gurmadka deg dega ah(RSF),dagaalkan ayaa ah mid salka ku haayo cidii hogaamin lahayd dalka Sudan,hadaba dhismihii ey iska leheed Shirkada Batroolka ee dalka Sudan(Nile Petroleum Company) kuna taal magaaladda caasimadda ah ee Khartum ayaa waxaa qabsaday dad aad u xoogan maanta oo Axad ah(17/9/23)-ka. Magaaladda ayaa waxaa ku dagaalamayo Ciidamadda mileteriga Sudan iyo Xoogaga Gargaarka deg dega ah,dagaalka Sudan ayaa hadda galay bishii lixaad waxa uuna galaaftay dad fara badan waxaane ku barakacay kuna hanti waayey dad lagu qiyaasay malaayiin shacab ah.

ISHA/ARAB.

HALKAN KA SI AKHRISO.