SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

SOPHIA M NUUR GABAR WACDARO DHIGTAY.

(MARAYKANKA):Dalalka horumaray waxaa ka jiro dhac si aad ah eey u sareeyso farsamadiisa,dhacaas ayaa waxaa sameeyo dad si fiican u yaqaano qaabka dadka wax looga qaadi karo ayagoo aan dareemin in dhac ku socdo,inta badan dhacaan farsameysan waxaa lagu yaqaanaa ineey sameeyaan dad ka soo jeedo qaaradda Aasiya una badan Hindi,haddi adiga maanta lagu yiraahdo gabar soomaaliyeed oo reer Canada ah ayaa dad Maraykana ah si farsameeysan lacag uga qaadatay dabadeedna dib ugu laabatay Canada,gabadhaan Soomaaliyeed ayaa lagu magacaabaa Sophia Nur waxa eeyna si farsameeysan lacag dhan kow iyo toban milyan($11,000,000) oo doolarka maraykanka ah uga dhacday dad kala gedisan,waxyaabaha eey dadka u sheegtay ayaa waxaa ka mid ah’hooyadeey waa dhimatay lacag aan ku duugo ayaan u bahanahay”,fanaan hebel ayaan uur u leeyahay IWM.ISHA WAKALAD.

HALKAAN KA SII AKHRI.