SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

SOOMAALIYA OO QALAB IYO BAABUUR KA HESHAY INGIRIISKA.

(UK):Dalka Soomaaliya waxa uu ka mid yahay dalalka la daalaa dhacaayo qaraxyadda eey soo maleegaan kooxaha argagixisadda ee ku sugan qeybaha kala duwan ee dalka Soomaaliya,qaraxyadaas ayaa kala gedisan oo qaar ka mida ayaa waxaa wadada loo geliyaa ciidamadda Dawladda Federaalka Soomaaliyeed iyo ciidamadda AMISON ee kaalmeynaayo soomaaliya.Hadaba waxaa horay u dhaqaaqay la dagalaanka argaixisada gudaha dalka Soomaaliya ka dib markii boqortooyada Ingiriiska eey ciidamadda Soomaaliya ugu deeqday qalab iyo baabuur looga hortegaayo qaraxyadda la geliyo wadooyinka,waane markii ugu horeeysay eey boqortooyadda Ingiriiska siiso ciidamadda dalka Soomaaliya qalab casri ah oo looga hortegaayo qaraxyada la dhigo wadooyinka kuwaaso gudaha dalka Soomaliya ku galaaftay dad fara badan oo isugu jiro shacab iyo ciidanba.XIGASHO ANADOLU.

HALKAAN KA SII AKHRI.