SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

SOOMAALIYA OO KU BIIREYSA EAC BISHA SOO SOCOTO.

(SAWIRKA)-Dr.Peter Mathuki.

(NAIROBI)-Xoghayaha Guud ee Ururka Ganacsiga Bulshada Bariga Afrika Dr.Peter Mathuki ayaa sheegay in dalka Soomaaliya loo ogolaan doono iney ku biirto Ururka Ganacsiga Bulshada Bariga Afrika ee marka la so gaabiyo loo yaqaano EAC. Dr.Mathuki ayaa u sheegay Gudiga Maalgashiga Afrika fadhigoodii ka dhacay magaaladda Marakaash ee dalka Marooko bishaan Noofembar-2023-ka,in gaashaan buurtaan ey danayneyso in la fidiyo isbahaysiga Geeska Afrika iyo in dalka Itoobiya oo si cad u sheegay inuu danaynaayo inuu ku soo biiro Ururka EAC-da Muqdisho ka dib.

ISHA/DAILY NATION.

HALKAN KA SI AKHRISO.