SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

SOOMAALIYA OO DHUMIN DOONTA CODKA EEY KU LEEDAHAY….

Dalalka Iraan iyo Jamhuuriyadda Afrikada Dhexe ayaa waxa eey ka mid yihiin dalalka dhumin doono codka eey ku leeyihiin Qaramada Midoobay haddii eeysan bixin lacagaha lagu leeyahay.Xoghayaha guud ee qaramadda midoobay Antonio Gutteres ayaa dacwad waxa uu u gudbiyey madaxweynaha golaha qaramada midoobay Mr.Volkan dacwadaas ayaa waxa eey ku saabsaneed wadamadda aan bixin lacagaha lagu leeyahay,dalalka lagu xusay warqadda Mr.Gutteres ayaa waxaa ka mida Iraan($ 16,251,298),Jamhuuriyadda Afrikada Dhexe( $ 29,395),Comoros($ 871,632),Sao Tome And Principe($ 829,888) iyo Soomaaliya($ 1,443,640),waxaa horay liiskaan uga mid ahaay balse bixyey si eey u ilaashadaan codkooda wadamada kala ah Liibiya($ 705,396),Koongo($ 90,844),Zimbabwe($ 81,770),K/Sudaan($ 22,804) iyo dalka Nijer($ 6,733).XIGASHO AP.

RIIX HALKAAN.