SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

SOOMAALIYA OO DEEQ U GUDBISAY DALKA TURKIGA.

URURKA HAWEENKA SOOMAALIYEED.

(MOGADISHO)-Soomaaliya ayaa maanta oo Axad ah sheegtay in DFS iyo shacabka Soomaaliyeed ey ugu deeqeen lacag dhan $4.8-Milyan oo doolarka Maraykanka ah walaalahooda Turkiga ey dhibaatadu ka soo gaartay labadii dulgariir ee ku dhuftay dalka Turkiga 6/2/23-ka. Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee DFS Axmed Macallin Fiqi ayaa shaaca ka qaaday ineey uga mahad celinayaan deeqdaan ey Soomaaliya siinayso walaalaha Turkiga Ururka Haweenka Soomaaliyeed iyo intii kale ee ka qeyb qaadatay deeqdaasi, waxa uuna Wasiir Fiqi intaas sii raaciyey inuu sii socon doono ololaha deeq ururinta ee walaalaha Turkiga.

ISHA WRKA AA.

HALKAAN KA SII AKHRI