SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

SOOMAALIYA MA LEHEED DIYAARDO DAGAAL?

(SAWIRKA)-DIYAARADAHA DAGAALKA EE SOOMAALIYA.

(MUQDISHO)-Dalka Soomaaliya waxa uu xurnimadiisa qaatay sannadkii 1960-kii waxaan xuroobay waqtigaas labada gobol ee Waqooyiga iyo Koonfurta,labadaan gobol ee Waqooyi iyo Koonfur ka dib markii ey midoobeen eyna samaysantay Jamhuriyadda Soomaaliya ayaa waxaa dhacay dagaal dhexmaray Soomaaliya iyo Itoobiya sannadkii 1964-tii. Dagaalkii xigay dagaalkaas ayaa waxa uu dhacay 1977-dii dagaalkan ayaa ka gedisan dagaalkii dhacay 1964-tii, tusaale ahaan dagaalkii 1977-dii ciidamadda Soomaaliya ayaa isticmaalay diyaaradaha dagaalka ee lagu soo sameeyey dalka Ruushka oo waqtigii ey jirtay dawladda Kacaanka gacan saar fiican la lahaay,hadaba xagee ayey ku dambeeyeen diyaardahaasi dagaalka?

ISHA/BBC-SOMALI.

HALKAN KA SI AKHRISO.