SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

SOOMAALIYA IYO TURKIGA OO KA HADLAY…

(SAWIRKA)-MADAXWEYNAYAASHA SOOMAALIYA IYO TURKIGA.

(ISTANBUL)-Wararka ka imanayo dalka Turkiga ayaa sheegaayo in halkaasi ey maanta ku kulmeen Madaxweynayaasha Soomaaliya Md.Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Turkiga Md.Rajab Dayib Ordugaan,labada masuul ayaa ka wada hadlay arrimaha ka taagan Bariga Dhexe gaar ahaan dagaalka u dhexeeyo Isra’iil iyo Xarakada Xamaas,wejiga labaad ee dagaalka looga Soomaaliya looga sifeynaayo kooxda Alshabaab sidii loo dardar gelin lahaay. Dalalka Turkiga iyo Maraykanka ayaa ah labada dal ee Soomaaliya ka kaalmeeyo dagaalka kooxda Alshabaab ee hadda ka socdo dalka Soomaaliya qeybo ka mid ah.

ISHA/CAASIMADDA.

HALKAN KA SI AKHRISO.