SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

SOOMAALIYA IYO SACUUDIGA OO KALA SAXIIXDAY…

(SAWIRKA)-WASIIRADDA ARRIMAHA DIBADDA SOOMAALIYA(BIDIX) IYO DHIGIISA SACUUDIGA(MIDIG).

(RIYAD)-Wararka ka imaanayo caasimadda dalka Boqortooyada Sacuudiga ee Riyaad ayaa sheegaayo in halkaasi ey heshii kuwada saxiixdeen dalalka Soomaaliya iyo Sacuudiga,heshiiskaan ayaa dhinaca Soomaaliya waxaa u saxiixay Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Md.Abshir Huruuse halka Boqortooyada Sacuudiga uu u saxiixay Amiir Faysal Bin Farxaan AL-sacuud,heshiiska ayaa waxa ka mid ah wada shaqeynta labada dalka Soomaaliya iyo Sacuudiga sida Amniga. Dalka Sacuudiga ayaa waxaa ka xoogsado shacab fara badan oo Soomaaliyeed una baahan iney helaan xuquuq dhammaystiran sida shucuubka kale ee ku nool dalka Boqortooyada Sacuudiga,dalka Soomaaliya ayaa hadda ka soo kabanaayo arrima badan uu ugu horeyo Amniga,Ganacsiga iyo Waxbarashada waane arrimaha dalka Soomaaliya uu u baahan yahay inuu la wadaago dalalka Carabta.

ISHA/CAASIMADDA.

HALKAN KA SI AKHRISO.