SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

SOOMAALIYA IYO QARAMADA MIDOOBE MAXAA KALA HAYSTA?

(SAWIR)-KA.MW-XASAN IYO ANTONIO GUTERRES.

(MUQDISHO)-Maalmihi la soo dhaafay waxaa hadal haynta ugu badan ee laga maqlo siyaasadda Soomaaliya ey ahayd in Soomaaliya ey Qaramadda Midoobe ka codsatay in la xiro Xafiiska UNSOM ee magaaladda Muqdisho,arrintaan ayaa waxaa si xoogan uga falceliyey siyaasiyiin iyo maamulka Puntland waxa eyna sheegeen in waqtigaan uusan ahayn waqtigii la soo afjari lahaay Xafiiska UNSOM ee Soomaaliya. Dawadda Federaalka Soomaaliya oo ka duulaysa aragtida ah in Qaramada Midoobe la lulo ayaa mar kale waxa ey qoraal u dirtay Xoghayaha Guud ee Qaramadda Midoobe Antonio Guterres waxa eyna ka dalbatay arrimo kale oo aan si cad loo faahfaahin waxa ey yihiin,balse laga dhedhensan karo in DFS ey isticmaashay luqad ka gedisan midii hore waxa eyna QM ka dalbatay in Soomaaliya loo soo diro gudi qiimeyn iyo wada tashi ku sameeyo arrinta xirtaanka Xafiiska UNSOM ee Soomaaliya,mala oga waxa ey QM ka yeeli doontaa codsiga cusub ee Soomaaliya. Hadaba waa maxay sababta keentay in Soomaaliya isbedel ku dhaco mawqifkeedii ahaay in la xiro Xafiska UNSOM?

ISHA/CAASIMADDA.

HALKAN KA AKHRISO.