SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

SOOMAALILAND OO LAGA TAHRIIBIYO HARAMCADKA.

Sannadka kasta tiradda Haramcadka ee laga tahriibiyo Soomaaliland lana geeyo dalalka gacanka Carabta si looga iibiyo kuwa ka ganacsado xaywaanka,faqriga iyo dhaqdhaqaaqa kuwa dembiilayaasha ah ee ka dilaacay wadamada afrika ayaa gobolka geeska afrika ka dhigay meel laga tahriibiyo waxyaabo aan la helin sida mukulaalaha eey dhif tahay aragoodaamaba helidooda.XIGASHO RADIO PRAGUE.

RIIX HALKAAN.