SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

SOMALIA OO LOO OGOLADAY DEYN CUSUB.

SAWIRKA IMF.

(WASHINGTON)-Gudiga fulinta ee Hayadda Lacagta Adduunka ee IMF-ta ayaa soo dhammaystirtay dib u soo eegista shanaad kuna saabsan sida Somaaliya loogu fududeyn lahaay deynta la siinaayo,go’aanka Soomaaliya loogu ogolaanayo in la siiyo deyn ayaa la amray in si dhaqsi ah Soomaaliya la siiyo lacag dhan $9.4-Milyan oo doolarka Maraykanka ah,dhaqaalahaan ayaa lagu taageeraayo qorshaha horumarinta qaranka iyo dib habaynta deyn cafinta dalalka lagu leeyahay deymaha culus soo dhammaystirkooda dhibcaha deynta cafinta.

ISHA WARKA IN.

HALKAAN KA SII AKHRISO.