SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

SOMALIA IYO MARAYKANKAOO KA WADA HADLAY…

(SAWIRKA)-MW-XASAN SHEEKH IYO BRAIN NELSON.

(SOMALIA)-War ka soo baxay Madaxtooyada Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Madaxweyne Dr.Xasan Sheekh Maxamuud uu la kulmay ku xigeenka Wasiirka Maaliyadda ee Arrimaha Argagixisada iyo ka hortaga maalgelintooda Brain Nelson,labadaan masuul ayaa si qoto leh waxa ey uga hadleen arrimaha la xiriirto Argagixisada iyo si loo cuuryaamin lahaay dhaqaalaha argagixisada. DFS ayaa soo bandhigtay dagaalka dhinaca dhaqaalaha ey kula jirto kooxda Alshabaab,waxa eyna dawladda Maraykanka aad ugu qanacday sida ey DFS uga go’an tahay dagaalka Alshabaab.

ISHA/VOA.

HALKAN KA SI AKHRISO.