SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

SOMALI KU BIIRTAY DAACISH OO DIB LOO SOO…

SAWIRKA LABADA GABDHOOD EE SOMALIDA AH EE LOO SOO CELIYEY NORWAY.

(OSLO)-Dalka Norway,sacadihii hore ee subaxnimadii maanta oo Arbaca ah(29/3/23)-ka ayuu dalka Norway dib u soo celiyey laba gabdhood oo walaala ah kuwaaso aaday dalka Suuriya ayagoo ah dhallinyaro da’adoodu ka yar tahay labaatan sano,waxaane dalka Norway dib loogu soo celiyey ayagoo wata seddex caruur ey dhaleen kuwaaso xaaldooda ey aad u liidato,waxayna caruurtaas iyo hooyooyinkii dhalay kuwa wada noolaayeen xero ey aad u xun tahay nolosheeda waxaane ku sugan gudaha xeradaas dad barakacayaal ah. “Nolosha ka jirto gudaha xerada ayaa ah mid aad u liidato isla markaasne ah khatar,caruurta u dhalatay Norway ayaa xerooyinkaas ku noolaay muddo dheer mana ahayn in caruurtu halkaas ku noolaadaan”sidaas waxaa tiri Wasiiradda Arrimaha Dibadda dalka Norway Anniken Huitfeldt.

ISHA WARKA VG.

HALKAAN KA SII AKHRI.