SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

SIRDOONKA SOMALILAND OO SOO QABTAY…

(SAWIRKA)-RAGA EY SOO QABATAY SOMALILAND.

(HARGEISA)-Wararka ka imaanyo caasimadda Somaliland ee Hargeysa ayaa sheegaayo in sirdoonka Somaliland(NIA) ey gacanta ku dhigeen toban qofood oo wada rag ah oo wada haysta Jinsiyadda dalka Marooko,ragaan la qabtay ayaa la sheegay iney u kala dhasheen dalal kale sida Pakistan iyo Suriya,qoraal ka soo baxay hayadda sirdoona Somaliland(NIA) ayaan shaacin sida ey ka yeelayaan xubnahaan ey qabteen. Somaliland ayaa ah meel ka caagan Argagixisada waxa uuna dhulkaasi nabad ahaay muddo aad u dheer mana la mid ah Koonfurta iyo Bartamaha Soomaaliya oo ey ka taagan yhiin dagaalo u dhexeeyo Ciidamadda Xooga Dalka Soomaaliya iyo kooxda Alshabaab.

ISHA/CAASIMADDA.

HALKAN KA SI AKHRISO.