SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

SIRDOONKA CAALAMKA IYO GOOBAHA LAGU CIBADAYSTO.

(SAWIRKA)-CCTV OO QABATAY SIRDOON.

(LONDON)-Hayadda sirdoonka dibadda ee dalka Maraykanka “CIA”-da ayaa la sheegay iney isticmaasho sawiradda dad gudanaayo waajibaadka Xajka,sawiradaan ayaa leh awood sare oo laga soo qaaday Kaamerooyinka qarsoon ee CCTV-da iyo teknoolojiyadda been abuurka ah,sidaas waxaa sheegay Wargayska Middle East Eye. Xuquuqda Digital-ka iyo ururada bulshada Muslimiinta ah ayaa sheegay isticmaalka leh ahmiyada gaara iyo tabashooyinka ku saabsan dhaqsi u horumarinta qalabka lagu aqoosado wejiyada Software oo qeyb ka ah nacaybka Islaamka lana shaqeeyo sirdoono amniga laguna handado sawiradooda.

ISHA WARKA MEE.

HALKAAN KA SII AKHRISO.