SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

SHURUUC CUSUB OO KU SOO KORDHAY K/CAGTA.

MADAXA FIFA.

(DOOXA)-Waxa aan la soconaa in dhammaadka sannadkaan 2022-ka in dalka Qadar lagu qaban doono tartanka koobka kubadda cagta addunka ee afartii sanaba mar la qabto,tartanka sannadkaan ayaa waxa ka qeygelaayo 32-kooxood kana kala socdo 32-dal oo aduunka ah,hadana shir lagu yeeshay magaaladda Dooxa ee dalkaasi Qadar ayaa lagu go’aamiyey in wax laga bedelo nidaamka isku bedlidda cayaartooyda hal kulan,arrintaan ayaa soo socotay in mudda ah ka hadlkeeda ugu dambayntiina hadda ayaa laga gaaray go’aan waxaane la go’aamiyey in halkii kulan ciyaareedba kooxuhu bedelan karaan shan cayaartooy halkii eey horay ka ahayd seddex cayaartooy halkii kulanba,waxaa kaloo ayana jirto in wax laga bedelay OFF-side-ka waan la soo sheegi doonaa ayaa la yiri sida uu noqon doono,arrintaan ayaa maanta waxaa wax ka qoray wargayska ALSHARQUL AWSAT kana soo baxa dalka Ingiriiska qeybtiisa Afka Carabiga.

ISHA WARKA ALSHARQUL AWSAT.

HALKAAN KA SII AKHRISO.