SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

SHIXNAD HUB AH OO LAGU QABTAY KHARTUUM.

Wakaaladda wararka u faafiso dalka Suudaan ee SUNA ayaa maanta sheegtay in xukuumadda Suudaan qabatay shixnad hub oo laga keenay dalka Itoobiya waxaane hubka lagu qabtay garoonka diyaardaha ee magaaladda Khartuum,shixnadaan hubka ah ee la qabtay ayaa waxaa waday shirkadda diyaadaha ee dalka Itoobiya(ETHIOPIAN AIRLINE) waxaane shalau oo Sabti ahayd(4/9/2021)-ka shixnadii hubka ahayd la wareegtay xukuumadda Sudaan si logu sameeyo baaritaan cidda uu hubkaan u socday,mana sheegin xukuumadda Sudaan in diyaaraddi keentay hubka la sii daayey ama weli lagu haayo garoonka Khartuum.XIGASHO DAILY NATION.

RIIX HALKAAN.