SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

SHIRKII WASIIRADA GANACSIGA OO..

WASIIRKA GANACSIGAIYO WARSHADAHA XFS.

(DHUUSAMAREEB)-Magaaladda Dhuusamareeb ee ah Caasimadda Maamulka Galmudug ayaa dhawaanahaan waxaa shir uu uga socday Wasiiradda Ganacsiga iyo Warshadaha ee shanta maamul Goboleed iyo Gobolka Banaadir iyo Wasaaradda Ganacsiga Xukuumadda Federaalka Soomaaliyeed. Shirkaan ayaa soo bilawday 11/3/23-ka waxaane la soo gabagabeeyey shalay oo Talaada ahayd(14/3/23)-ka shirka ayaa laga soo saaray todobo qodob oo muhiim u ah horumarinta Ganacsiga iyo Warshadaha dalka Soomaaliya.

ISHA WARKA ALLBANAADIR.

HALKAAN KA SII AKHRI.