SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

SHIRKII MAXAAS OO KU DHAMMAADAY GUUL.

(SAWIRKA)-MW-XASAN OO LA TAAGAN REER ABTIYASHIIS XAWAADLE.

(MAXAAS)-Kulan qaatay seddex maalmood kana dhacay degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan ayaa waxa uu ku soo dhammaaday guul sida ey sheegeen ka qeybgalayaasha shirkaasi,shirka ayaa ahaay mid u dhexeeyey Madaxweyne Xasan Sheekh iyo beesha Xawaadle ee dagaalka adag kula jirto kooxda Alshabaab. Beesha Xawaadle oo u dhammeed shirka Maxaas ayaa Madaxweyne Xasan Sheekh u balan qaaday iney ku garab istaagayaan halka cadaw ey wada leeyihiin oo ah Alshabaab,dhinaca kale,goobjoogayaal ayaa xaqiijiyey in hogaamiye Cali Jeyte loo xilsaaray inuu hogaamiyo Macaawisleyda beelaha Xawaadle iyo Murusade ee dagaalka kula jiro Alshabaab,labadaan beelood ayaa leh xuduud dheer ey Alshabaabku isaga kala gooshaan markey u kala socdaan maamuladda H/shabeel iyo Galmudug.

ISHA/HIIRAANONLINE.

HALKAN KA SI AKHRISO.