SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

SHIRKADAHA DIYAARADAHA GACANKA CARBEED.

(GACANKA):Dalalka la isku yiraahdo KHALIIJKA kana kooban lix dal oo kala ah Sacuudiga,Imaaraatka,Qadar,Baxrayn,Kuweyt iyo Cumaan, dalalkaan ayaa qani ku ah shidaalka waxaane aad u yar tirada dadkooda qaarkood ayaaba ka yar hal milyan oo qofood,hadaba dalalkaan ayaa waxa eey leeyihiin shirkado diyaaradeed oo aan ahayn kuwa eey leeyihiin dawladaha sida Sacuudi airline oo eey leedahay dawladda.Wargayska Khaliijonline kana soo baxa dalka Ingiriiska ayaa wax ka qoray diyaaradaha gaarka loo leeyahay iyo kharashaadka lagu raaco inuu yahay mid raqiis ah marka loo fiiriyo shirkadaha kale.ISHA KHALEEJONLINE.

HALKAAN KA SI AKHRI.