SHIRKADA PEGASUS OO WEEERARTAY…
(UGANDA):Laba saxafi iyo hal siyaasi ayey dawladaha masuulka ka ah ka heleen digniin la xiriirta in weerar lagu yahay IPHONE-nadooda,weerarkii ugu dambeeyey waxaa qaaday shirkada laga leeyahay Israa’iil ee PEGASUS.Shirkadda sameeysa IPHONE-ka ee APPLE ayaa i digtay saxafiyiinta iyo mid ka mida mucaaradka dalka Ugaanda una sheegtay in weerar lagu yahay telefoonadooda,sidoo kale diblomaasiyiin Maraykan ah kuna sugan afrikada bari ayaa iyagan la isku dayey in la weeraro,sida muuqatana shirkadaan laga leeyahay dalka Israa’iil waxa dhawaan liiska madaw ku deray dalka Maraykanka ka dib markii uu ogaaday Maraykanka ineey caawinto wadamadda khaliijka Carabta oo u adeegsatay ineey la socdaan dhaqdhaqaaqa iyo hadala eey kuwa wada hadlaayaan mucaardkooda ku sugan dunida dacaladeed.ISHA NYT.