SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

SHIR LOOGA HADLAYO ISBEDELKA CIMILDA OO KA…

(SAWIRKA)-MADAXWEYNE XASAN SHEEKH MAXAMUUD.

(SOMALIA)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Md.Dr.Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u balanqaaday $10-Milyan oo doolar sidii uu u qabsoomi lahaay shirweyne ku saabsan isbedelka Cimilada,xaalufinta iyo ka hortaga kala duwanaanshaha Bayoloji ee gudaha wadamada Geeska Afrika. “Maanta waxa aan si rasmi ah u fureynaa bilawga derbiga sare ee cagaareynta gudaha dalka Soomaaliya waxa aane ku baaqayaa inaan kaga qeybgeli doono $10-milyan oo doolar taaso qeyb ka ah kharashka uu dalkeyna u qoondeeyey waxna looga bedelaayo iskaashiga hayada caalamiga ah ee horumarinta beeraha”sidaas waxaa sheegay Madaxweyne Dr.Xasan Sheekh mar uu ka hadlaayey caasimadda Muqdisho.

ISHA/AA.

HALKAN KA SI AKHRISO.