SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

SHIR LOOGA HADLAAYEY ARRIMAHA ….

(KAZKHSTAN)-Dib u celinta qaxootiga reer Suuriya ayaa noqon doonto ajandaha ugu muhiimsan inta lagu guda jiro shirka 18-aad ee Astana loogana hadlaayo arrimaha qaxootiga Suuriyinta. Shirkaas ayaa lagu wadaa inuu furmo berri oo Arbaca ah sidaas waxaa sheegay wasiirka arrimaha dibadda ee dalka Kazkhstan Nuur Suldaan maanta oo Talaada ah.Dawladaha shirka soo qabqaabiyey kalana ah Turkiga,Ruushka iyo Iraan wafdiyo ka kala socdo ayaa la kulmaayo labada kooxood ee isku haayo talada dalkaasi Suuriya waane xukuumada Bashaar Asad iyo mucaaradka dalkaasi Suuriya,shirka ayaa socon doono muddo dhan laba maalin.

ISHA WARKA ANADOLU.

HALKAAN KA SII AKHRISO.