Shilalkii ka dhacay xajka.
Waxaa marar badan soo noqnoqday shailal ka dhaca goobaha barakaysan iyo goobo eey degan yihiin xujaayda u timid gudashada xajka,hadaba si aan wax badan uga ogaano dhacdooyinkii ugu dambeeyey ayaan halkaan idiinku soo gudbihaa shilalkii ugu dambeeyey anigoo ka soo qaatay wargayska alarabi21.