SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

SHEEKH AADAN MADOOBE OO KULAMO KULA LEH….

SH.AADAN MADOOBE.

(BAYDHABO)-Sida ey la socdaan inteyna badan ee daneysa arrimaha dalka Soomaaliya gaar ahaan maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya waxaa maalmahaan si aad ah u soo kordhaayey mucaaradada looga soo horjeedo Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya Md.C/casiis Laftgareen kaaso waqti xileedkiisu ku eg yahay 19.12.22-ka,Md.Lafyagareen ayaa hadda isu diyaarinaayo sannad guuradiisii 4-aad ee uu Madaxweyne ka ahaay KGS. Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa hadda waxaa saldhig u ah magaaladda Baydhabo oo ah caasimadda ku meel gaarka ah ee KGS,hadaba waxaa maamulkaas gaaray Gudoomiyaha aqalka hoose BJFS Md.Aadan Madoobe waxa uuna shalay magaaladda Baydhabo kula kulmay Malaaqyada KGS oo dhan ujeedka kulanka ayaa ahaay laba qodob:(1)-Sidii degaanada KGS looga xureyn lahaay kooxda Alshabaab. (2)-Sidiii meel la isula dhigi lahaay waqtiga la qabanaayo doorashada maamulka KGS.

ISHA-ALLBANAADIR.

HALKAAN KA SII AKHRI.