SHEEK UMAL OO U JAWAABAY RW-XAMSA.
(SAWIRKA)-RW-XAMSA IYO SHEEKH UMAL.
(NAIROBI)-Wararka ka imaanayo caasimadda dalka Kenya ee Nairobi ayaa sheegaayo in Sheekh Maxamed Cabdi Umal uu ka hadlay Muxaadaro diini ah waxa uuna ka fakcelyey Sheekha hadal uu dhawaan sheegay RW-Xamsa Cabdi Barre kaaso ahaay in culimadda ka soo qeybgalaan dagaalka ka dhanka ah kooxda Alshabaab una soo galaan dagaalka si dhamaystiran,RW-Xamsa ayaa sheegay in loo baahan yahay in culimadu dagaalka ka hogaamiyaan dhinaca afkaarta,Rw-Xamsa ayaa yiri”Haddii culimadua qaar ka baqayaan iney doorkooda qaataan oo masaajidda kala hadlaan shacabka haku wareejiyeen doorkooda kuwa ayaga ka dhiiran”.
ISHA/BBC-SOMALI.