SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

SHAQAALE XAFIIS OO KA YIMID BAAFALO KAASOO SOOMAALIYA U RIIXAAYO…

Wargaykska New york times cadadkiisii soo baxay maanta oo Jimca ah ayaa wax ka qoray madaxweynaha waqti xileedkiisu uu dhammaaday ee soomaliya Farmaajo,wargayska ayaa qormadiisa ku xusay dhawr arrimood oo ka qarsanaay shacabka soomaaliyeed kuna saabsan Farmajo tusaale ahan hayadda IRS ee Maraykanka u qaabilsan la socodka lacagaha mawaadiniinta baaritankeeda ku saabsan xafiiskii farmajo joogay,sababta farmajo uga tanaasulay dhaalshada Maraykanka iyo arrimo kale oo fara badan,hadaba waxa ana halkaan idiinku soo gudbihaa qoraalka wargayska New York Times ka qoray Farmajo oo ku qoran afka Ingiriiska.

RIIX HALKAAN.