SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

SHABAKAD DADKA TAHRIIBISO OO LAGU QABTAY…

QAXOOTIGA SERBIA IYO HUNGRY.

(TUNIS)-Ma aha mid lala yaabaayo in Afrika ey ka dhacdo in la qabto shabakad aan sharci ahayn oo dadka u tahriibiso Qaaradda Yurub ayagoo sii marsiinaayo jid aad u khatar ah oo dhinaca badd ah,inta badan dadka Reer Tunisiya ee ku hawlan arrimahaan tahriibka ayaa waxa ey isticmaalaan Facebook iyo WahtsApp si ey been ugu sheegaan dadka ey tahriibinaayaan,waxa eyna ugu sheekeyaan ineey ka kaalmeyn doonaan sideey ugu gudbi lahaayeen Qaaradda Yurub. “Waa calaacasha oo ey timo ka soo bexeen”in Mabruuk oo u halgamaayo sidii loogu siin dayn lahaay wiilkiisa curadka ah kaaso hadda xiran,sida kumanaan Tunisiyaan ah oo kale isaga ka hor Abubakar oo 16-jir ah ayaa isku dayey inuu u haajiro Yurub horaantii sannadkaan-2022-ka isagoo rajaynaayey inuu bilaabo nolol cusub kana wanaagsan tan hadda uu ku nool yahay.

ISHA WARKA MEE.

HALKAAN KA SII AKHRI.