SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

Seddex xisbi siyaasadeed oo ka soo horjeestay….

Xisbiyadda kala ah Oromo Liberation Front(OLF),Oromo Federal Congress(OFC) iyo Ogaden National Liberation Front(ONLF) ayaa waxa eey ka soo hor jeesteen waqti kororsiga uu Aqalka Federal-ka(HoF) u sameeyey xukuumadda uu hogaaminaayo Abiy Axmed ,waqti kordhinta ayaa ah inta u dhexeeyso sagaal bilood ilaa hal sano mana la hubo arrinta kordhinta ineey sidaas noqonayso iyo in kale.

 Warka oo dhan.