SAXAFIYAD KA TIRSAN BBC-DA OO LAGU DILAY NAYROOBI.
(KENYA):Caasimadda dalka Kenya ee Nayroobi waxaa ka dhacay dil loo gaystay gabar wariye ah oo u shaqeynaysay BBC-da lana yiraaho Kate Mitchell,xilka eey haysay Mitchell ayaa ahaay agaasime waxaane Kate meydkeeda laga helay qolkii eey ka deganeed huteelka oo ku yaalo magaaladda Nayroobi maalintii Jimcaha(19/11/2021)-ka,ninka dilay Kate ayey baarayashu sheegeen inuu isna geeriyooday ka dib markii uu ka soo booday dabaqa sideedaad ee huteelka halkaso ah halkii eey Kate ka deganeed huteelka.ISHA STAR.