SALDHIG CIIDAN OO LA WEERARAY DALKA…
BURKINO FASO.
(BURKINO FASO)-Ugu yaraan toban askeri ayaa lagu dilay waxaane lagu dhaawacay konton kale ka dib markii koox loo malaynaayo ineey yihiin argagixiso eey soo weerareen saldhig ciidan gudaha dalka Burkino Faso maalintii shalay oo Isniin ahayd,weerarka ayaa lala beegsaday saldhiga 14-aad ee ciidamadda Burkino Faso ee ku yaalo Djibo. Dawladda Burkino Faso ayaa si ku meel gaar ah waxa ey u soo bandhigtay dilka toban askeri iyo dhaawaca konton kale kuwaaso loo soo qaaday goobaha caafimaadka sida ey sheegeen ciidamadda dalka Bukino Faso.
ISHA WARKA AA.