SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

SAFIIRO LA ANSIXIYEY IYO QABIILADOODA.

GOLAHA WASIIRADDA XFS.

(MUQDISHO)-Shirkii todobaadlaha ahaay ey yeesheen Golaha Wasiiradda ee Dawladda Federaalka Soomaaliya maanta oo Khamiis ah ayaa waxaa shir Gudoominaayey Reysal Wasaare ku Xigeenka XFS Md.Saalax Axmed Jaamac,shirka ayaa waxaa lagu magacaabay ilaa toban Safiir balse aan la sheegin Wadamadda ey Soomaaliya uga wakiilka noqon doonaan. Tobanka Safiir ey magacaabeen Golaha Wasiiradda ee XFS ayaa hadda waxaa la soo helay beelaha ey ka soo kala jeedaan waane sidaan soo socoto:

(1)-C/casiis Maxamuud Maxamed “Farabadane”(Daarood/Majeerteen).

(2)-Cali Cabdi Awaare(Daarood/Majeerteen).

(3)-C/laahi Maxamed Sh.C/lahi(Daarood/Majeerteen).

(4)-Bashiir Xasan Xaaji(Daarood/Dhulbahante).

(5)-Xuseen cabdi Xalane(Daarood/Ogaadeen).

(6)-Khadiija Cosoble Cali(Hawiye/Abgaal).

(7).Fathudin Cali Maxamed(Hawiye Xawaadle).

(8)-Khadra A.Ducale(Dir/Isaaq).

(9)-Ridwaan Xersi Maxamed(Dir/Isaaq).

(10)-Cali Maxamed Abukar(Wolf)-(Beesha 5-aad).

Weli lama soo saarin magayada dalalka ey ka hawlgeli doonaan balse Golaha Wasiiradda ayaa maanta Ansixiyey.

ISHA/SB-MEDIA.