SAFIIRKII HORE EE MARAYKANKA U FADHIYEY UN-KA..
JOHN BOLTON.
(US)-John Bolton oo ahaay safiirkii dalka Maraykanka u fadhiyey Qaramada Midoobay isla markaasne soo nqoday la taliyaha Amniga ee Aqalka Cad ee Maraykanka ayaa maalin shalay oo Talaada ahayd ogolaaday amaba qirtay inuu kaalmo ka gaystay qorshe la isugu dayaayey in Afgembi looga sameeyo dalal kale oo Ajnabi ah. Bolton ayaa arrintaan waxa uu ka sheegay mar uu waraysi siinaayey warbaahinta CNN ee dalkaasi Maraykanka.
ISHA WARKA DS.