SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

SAFIIRKA ITOOBIYA EE HOLLAND OO BAXSADAY.

Million Samuel oo ah safiirka dalka Itoobiya u fadhiya magaaladda Hague ee dalka Netherland ayaa isaga haajiray xukuumadda Abiy Axmed,safiir Samuel ayaa u baxsaday dalka Maraykanka ka dib markii uu helay warqad loogu sheegaayo in la xiraayo safaaradda Itoobiya ee dalka Netherland,warkaan ayaa lagu daabacay bogga wasaaradda arrimaha dibadda Itoobiya ee magaaladda Addis Ababa.XIGASHO Tghat.

RIIX HALKAAN.