SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

SAFAARADDA IRAAN OO LA WEERARAY.

SAFAARADDA IRAAN EE COPANHAGEN.

(TEHRAN)-Dalka Iraan ayaa dhaleeceeyey booliska dalka Denmark ka dib markii nin ku hubaysan mindi uu weeraray safaaradda dalka Iraan ee caasimadda dalka Denmark ee Copanhagen,ninka ku hubaysan mindida ayaa handaday safiirka iyo shaqaalaha safaaradda.Wasiirka arrimaha dibadda dalka Iraan Hossein Amir-Abdollahain ayaa la hadlay safiirka dalka Iraan u fadhiyo dalka Denmark Afsaneh Nadipoor ka dib dhacdadii Jimcaha sidaas waxaa lagu sheegay qoraal ka soo baxay wasaaradda arrimaha dibadda Iraan.

ISHA WARKA AA.

HALKAAN KA SII AKHRI.