SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

SACUUDIGA OO XUKUMAY DAD LUNSADAY LACAG.

Masuuliyiinta Sacuudiga ayaa xiray labaatan iyo afar qofood waxaane midkiiba lagu xukumat labaatan sano oo xariga ka dib markii lagu helay ineey galaan dembiga ah lunsasho lacageed,lacagta eey ragaan lunsadeen ayaa dhan afar iyo bar milyan oo doolarka maraykanka ah($4.5)milyan,side eey sheegtay maxkamadda Racfaanka ee Riyaad kooxda lunsatay lacagta ayaa u kala dhashay Sacuudiga iyo dad ajnabi ah qaabka loo lunsaday lacagta ayaa loo maray dhisid warshado,shirkado iyo qalab daawo oo dhammaan been abuur ahaay. XIGASHO MEMO.

RIIX HALKAAN.