SACUUDIGA OO DIB U DHIGAY…
SACUUDIGA.
(RIYAD)-Khubaro ka tirsan Qaramada Midoobe una qaabilsan arrimaha Xuquuqda ayaa cambaareeyey dilak la laalay ee lagu xukumay seddex nin oo ka soo jeedo Qabiil sacuudi ah,ragaan dilka lagu xukumay ayaa lala xiriirinayaa iney fulinayaan qorshe uu wato mucaaradka Sacuudiga kuna sugan dibadda dalka Sacuudiga. Inta badan dalka Sacuudiga ayaa dil ku xukuma dad laga fara badan yahay ee Shiicadda,dadkaan lagu xukumay dilka ayaa kala ah”Shadli Axmed Al-huwayti,Ibrahim Salax Al--huwaeyti iyo Cabdallah Muse Al-huweyti”
ISHA WARKA GUARDIAN.