SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

SAANAD,HUB IYO SHIDAAL ALSHABAAB LEEYAHAY OO LA QABTAY.

(SAWIRKA)-BAABUURTII LAGU QABTAY BAXDO.

(MUDUG)-Wararka ka imaanyo Gobolka Mudug ee bartamaha Soomaaliya ayaa sheegayo in ciidamadda iyo dadka degaanka oo iskaashanayo ey u suuragashay iney gacanta ku soo dhigaan afar baabuur oo nuuca Soomaalidu u taqaano Hoomeey lagu qabtay degmada Baxdo,afartaan baabuur ayaa la sheegay iney kooxda Alshabaab u wadeen Saad,Hub iyo Shidaal. Ma aha markii ugu horeysay ey dhacdo sidaan oo kale waxaane horay dhawr jeer loo qabtay baabuur u adeegaysa Alshabaab ka dibne lala wareegay kuwaan hadda la qabtayne waxa ey mari doonaan jidkii ey mareen kuwii hore waxaane maxkamad la soo taagi doonaa dadkii iska lahaay baabuurta la qabtay.

ISHA/ALLBANADIR.

HALKAN KA SI AKHRISO.