RWANDA OO SII DAYSAY…
SAWIRKA Mr.Paul.
(KIGALI)-Dalka Qadar ayaa door muuqda waxa uu ka qaatay sii daynta “PAUL RUSESABAGINA” oo sameeyey film la magac baxay ‘HOTEL RWANDA HERO”,film-ka ayaa waxa uu ka hadlaayey xasuuqii ka dhacay dalka Rwanda sannadkii 1994-tii. Rusesabagina oo 68-jir ah ayaa waxaa lagu xukumay 25-sano oo xarig ah waxa uuna ku edeysnaay inuu yahay Argagixiso. Sii deynta Paul ayaa waxaa ka hadlay Madaxweynaha dalka Maraykanka Joe Biden waxa uuna sheegay inuu ku faraxsan yahay sii deyntiisa.
ISHA WARKA DAILY NATION.