SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

RUUSHKA OO BIXIYEY GANTAALKII LAGU SOO…

DIYAARADII MALAYSIYA EE LA SOO RIDAY.

(MALAYSIA)-Baarayaasha caalamiga ah ayaa maanta oo Arbaca ah sheegay ineey jiraan tilmaamo muujinaayo in Madaxweynaha Ruushka Putin uu shaqsi ahaan u bixiyey gantaalkii lagu soo riday diyaaradii laga lahaay dalka Malaysiya ee duulimaadkeedu ahaay MH17 laguna soo riday dalka Ukrayn sannadkii 2014-kii. Diyaaradda laga lahaay dalka Malaysiya ayaa ka soo duushay caasimadda Holland ee Amesterdam waxa eyna ku socotay caasimadda dalka Malaysiya ee Kulalumbuur.

ISHA WARKA YAHOO NEWS.

HALKAAN KA SII AKHRI.