REYSAL WASAARIHI HORE EE PAKISTAN OO LA….
RW-KHAN OO LA DHAAWACAY.
(ISLAMABAD)-Nin hubaysan ayaa rasaas ku furay Reysal Wasaarihii hore ee dalka Pakistan Cimraan Khan isagoo ku guda jiro ololaha doorashada maanta oo klhamiis ah,RW-Khan ayaa waxaa dhaawac fudud uu ka gaaray lugta waxaane isla goobtaas lagu dilay mid ka mida taageerayaashiisa. Xisbiga RW-Khan iyo Booliska war eey si wadajir u soo saaren ku sheegay ineey jiraan sagaal qofood oo kale oo dhaawacmay isla weerarkaas,nink gaystay weerarka oo lqabtay ayaan la sheegin qofka uu yahay mana jirto koox sheegatay weeraka lagu qaaday Ex-RW-Khan.
ISHA WARKA AA.